Hadal uu jeediyay Madaxweyne Gaas oo caro badan dhaliyay iyo Jawaabo laga bixiyay!!!

Hadal Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu shalay  ka jeediyay degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa dhaliyay caro badan oo ka timid siyaasiyiin iyo qeybo badan oo bulshada kamid ah. Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in wiilal ka yimid gobolada Baay iyo Bakool oo dacas wata in ay doonayaan in ay xukumaan dadka Puntland, waxa … Continue reading Hadal uu jeediyay Madaxweyne Gaas oo caro badan dhaliyay iyo Jawaabo laga bixiyay!!!